Home Afsomali Madaxweynaha Jubland iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya

Madaxweynaha Jubland iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlada goboleedka Jubaland ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed Firin iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan Magaalada Kismaayo.

Wafdiga uu Hogaamainyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed Firin ayaa shalay gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubaa Hoose Halkaas oo lagu soo dhaweeyay.

 

 

Taliyaha Ciidanka booliska Somaaliyeed iyo saraakiisha la socota ayaa Magaalada Kismaayo uga qayb galaya  shirka Golaha Taliyeyaasha Booliska Dalka oo looga arrinsanayo hanaanka cusub ee Booliska dalka labadiis heer iyo wada shaqaynta Hay’adaha Booliska dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.