Home Afsomali Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo daahfuray Mashruuca Barwaaqo

Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo daahfuray Mashruuca Barwaaqo

Munaasabadda daahfurka oo dhacday aqalka Madaxtooyada waxaa goobjoog ka ahaa xubno ka mid ah golayaasha dowladda Fadaraalka, labda gole ee Galmudug maamulka gobalka Galgaduud, maamulka Caasimada iyo masuuliyiin kale.

Mashruuca Barwaaqo oo horay wajigiisa koobad lagu magacaabi jiray Biyoole ayaa ka shaqeeya horumarinta kaabayaasha kala duwan ee dowlad dhiska Galmudug.

Ugu danbeyn Madaxweynaha ayaa bogaadiyay mashuuraca Barwaaqo oo wax la taaban karo ka qabtay Galmudug oo aay si gaar ah u wada shaqeeyaan Wasaaradaha Qorsheynta, Tamarta & Biyaha, Deeganka, Xannaanada Xoolaha, iyo wasaaradda Beeraha Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.