Home Afsomali Madaxweynaha Puntland oo dib u Magacaabay Xubnihii Maxkamadda Sare ee la diiday

Madaxweynaha Puntland oo dib u Magacaabay Xubnihii Maxkamadda Sare ee la diiday

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne oo ku  saabsan dib u magacaabida Maxkamadda Sare ee Puntland kadib markii Xubnaha Golaha wakiilada Maanta ay diideen inay ansixiyaan Mas’uuliyiintii loo Magacaabay Maxkamadda Sare.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha  Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in

Markuu arkay:  Dastuurka Puntland Qodobkiisa 90aad

Marku arkay:  Aqoontooda, kartidooda iyo waayo aragnimadooda    shaqo.

Markuu tixgeliyey:  Baahida loo qabo in la dhiso Maxkamadda Sare ee Puntland.

Wuxuu Xeeriyey:

Magacaabid

  1. Waxaa Axmed Maxamed Yuusuf (Taaran) loo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Dowladda Puntland
  2. Waxaa Nuur Ciiise Maxamed loo magacaabay Guddoomiye Kuxigeenka Maxkamadda Sare Dowladda Puntland
  3. Waxaa Axmed-haadi Aadan Yuusf loo magacaabay Garsoore Maxkamadda Sare Dowladda Puntland
  4. Waxaa Cabdiqani Diiriye Cawl loo magacaabay Garsoore Maxkamadda Sare Dowladda Puntland
  5. Waxaa Cabdinaasir Cabdullaahi Cali loo magacaabay Garsoore Maxkamadda Sare Dowladda Puntlan

Waxaa kale oo la magacaabay

  1. Keydka
  2. Maxamuud Aadan Cabdulle Xubin
  3. Cabdishaafi Axmed Cali Xubin
  4. Xubno Guddi
  5. Daahir Maxamed Nuur
  6. Xasan Cabdi Cilmi

Xeerkani wuxuu dhaqan geleyaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.