Home Afsomali Madaxweyne Axmed Madoobe Oo War Kasoo Saaray Geeridii Wasiir Maxamed Darwiish

Madaxweyne Axmed Madoobe Oo War Kasoo Saaray Geeridii Wasiir Maxamed Darwiish

 

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Darwiish uu qeyb weyn ku lahaa sal u dhigida Wasaaradahii uu soo maamulayay wakhtiyadii lasoo dhaafay iyo howlahii baaxada lahaa ee uu u hayay shacabka Jubaland.

“Waxaan Allaah uga baryayaa in uu Jannatul Firdowsa ka waraabiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo ehelkii, asxaabtii, dhammaan Ummadda Soomaaliyeed iyo Bulshada Jubaland ee uu ka baxay alle ha u naxariistee marxuumka” ayuu yiri Madaxweyne Axmed Madoobe.

Allaha u naxariistee Wasiirkii Arimaha gudaha Federaalaynta iyo dib u heshiisiinta Jubbaland Maxamed Warsame Darwiish ayaa Maanta ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla dalka Jamalka oo uu maalmihii lasoo dhaafay ku xanuusanayey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.