Home Afsomali Madaxweyne farmaajo oo ugu danbeyn muqdiaho ka soo muuqday daqiiqado ka hor

Madaxweyne farmaajo oo ugu danbeyn muqdiaho ka soo muuqday daqiiqado ka hor

Madaxweyne farmaajo iyo wafdigiisii oo markaan muqdisho sindiiran loogu soo dhaweeyey

Madaxweynaha ayaa faraskiisii xiin faniin ku soo kala bixiyey inta badan gobolada dhaxe ee somaliya waxaana uu ku soo gabagabeeyey dagmada hobyo

Madaxweyne farmaajo ayaa waxaa muqdisho la soo gaaray madaxweynaha maamulka galmudug state axmed ducaale geelenxaaf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.