Home Afsomali Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Gaaray Ceelberde Iyo Ujeedka Socdaaalkiisa

Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Gaaray Ceelberde Iyo Ujeedka Socdaaalkiisa

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool.Socdaalka Madaxweynaha ayaa ku qotoma ukuura-gelida Xaalada Degmada Dhinacyada Amniga,Saamaynta Abaarta iyo Dhiiragelinta Ciidanka iyo Dadka Deeganka oo udiyaar Garoobey Bilaabida Howlgalo ka dhan ah dagaalamaayasha Alshabaab ee laga saarayo Deeganada Koonfur Galbeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.