Home Afsomali Madaxweyne lafta gareen oo magacaabay golihiisa waaiirada

Madaxweyne lafta gareen oo magacaabay golihiisa waaiirada

Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa ku dhawaaqay qaar kamid ah liiska golaha wasiirada maamulkiisa.

Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in 10 kamid ah golaha wasiirada uu ku dhawaaqay madaxweynaha Koofur Galbeed, waxaana la ogeyn goorta lasoo dhameystirayo golaha wasiirada maamulka Koofur Galbeed.

Madaxweyne Lafta Gareen ayaa maanta usoo duulay magaalada Muqdisho, waxaana ka hor la shaaciyay liiska golaha wasiirada maamulkiisa

Hoos ka akhriso tirada wasiirada cusub.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.