https://youtu.be/9fhuo9tCzEc
Madaxweyne Xasan oo Xamsa Cabdi u magacabay Ra’iisul Wasaaraha Dalka oo heysto Ethiopan passport kana soo jeedo ismaamulka Somalida kilinka
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ra’iisul Wasaaraha Dalka u magacaabay Dr Xamsa Cabdi Barre.
Madaxweynaha ayaa u rajeeyay Ra’iisul Wasaaraha cusub inuu Alle u fududeeyo xilka loo igmaday.
Ra’iisul Wasaaraha cusub ayaa balan qaaday inuu ku shaqeyn doono sharuucda dalka u yaalo.