Home Afsomali Madaxweyne Xasan Sheikh oo isku diyarinaayo Heshiisk uu la galo Israaiil

Madaxweyne Xasan Sheikh oo isku diyarinaayo Heshiisk uu la galo Israaiil

Madaxweyne Xasan Sheikh oo isku diyarinaayo Heshiisk uu la galo Israaiil

Sida uu daabbacay Wargeyska The Times of Isreal,

madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qorshaynaya in uu Baarlamaanka kala hadlo arrinka qaddiyada Israa’iil gaar ahaanna xidhiidh labada dhinac dhex mara.

Xasan Sheekh ayaa si qarsoodi ah ula kulmay Raysal Wasaarihii hore ee Israel Netanyahu sannadkii 2016kii, sida wargeysku sheegay.

Dib u doorashada Xasan ayay Warbixintu ku sheegtay mid u wanaagsan wanaagsan cilaaqaadka Muqdisho iyo Talviv.

Dhinaca kale, warbixinta waxaa lagu sheegay in madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo sannadkan horraantiisii booqasho ku tegay magaalada Washington uu saraakiil Maraykan ah kala hadlay in Somaliland doonayso xidhiidh ay la yeelato Israa’iil, balse aanay Talviv wax jawaaba siin Somaliland.

https://youtu.be/dr7yZqnl1OY

Wargeyska ayaa sheegay in Bishii May ee sannadkan ay safaaradda Israel ee Faransiisku abaabushay shir ay kasoo qaybgaleen Diblomaasiyiin, Suxufiyiin iyo Ganacsato, kaasi oo diirrada lagu saarayay Iskaashiga Israel iyo waddamada Afrika, shirkaasi ayaa waxaa Somaliland ku matalayay Wasiirkeeda Difaaca.

Ka dalaaco halkaa

https://www.timesofisrael.com/report-somali-president-plans-talks-with-parliament-on-possible-ties-with-israel/

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.