Ciidamada dowlada oo dhan mushaarkooda sideed bilood ku dhufo ugu yaraan $200 askari kasta in uu xaq u lahaa inta kuu soo baxday yaa qaatay
Wasiirka Gaashaandhigga Burundi ayaa ku Hanjabay in Ciidankooda ay kala baxayaan Soomaaliya, waxaana uu sheegay in 10-Bilood aysan wax Mushaar ah qaadan.
Waxeyna dhawaan ka baxeen magalooyinka hoos ku qoran xili lagu mashquulsan yahay tartanka iyo ololaha madaxtinida dalka.
Iminkane dhanka kismaayo .Mid ka mida Ergada Dooraneysa Xildhibaanada soo socda oo ku sugnaa Kismaayo ayaa Galabta Tooreey lagu dilay, waxaana dilay Cabdiraxmaan Maxamed carab oo la sheegay in uu toorey ku dilay nin magaciisa lagu sheegay Cumar faarax Ismaaciil loohaan oo ergada ka mid ahaa waxaana falka dilka ah geystay nin kale oo isla ergada ka mid ahaa
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Labo Nin oo ka mid ah Ergada soo Xuleysa Baarlamaanka Soo socda oo ku sugnaa Magaalada Kismaayo,waxaana dhintay mid kamid ah ,halka midka kale uu dhaawac soo gaaray.warka ayaa intaa ku daraya in ka soo wada Jeedaan Beesha Shiiqaal
Goobjoogeyaal ku sugam Magaalada Kismaayo ayaa saxaafada u sheegay in Labada Nin ee midna uu dhintay kan kalena dhaawacmay uu dhexmaray Muran Xoogan oo ku aadanaa qaabka ay u soo xulayaan Xildhibaanada soo socda iyo sida Jufooyinka Beelaha ay u qeyb sanayaan Xildhibaanada.
Ninka dhintay iyo sidoo kale midka dhaawaca ah ayaa la sheegay in ay ka soo wada jeedaan beesha shiiqaal .
Isbitaalka Magaalada Kismaayo ayaa la dhigay Dhaawaca Ninka Dilka geystay,waxaana jirin wax war ah oo ka soo baxay weli Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Heer Maamul Goboleed iyo Mas’uuliyiinta Maamulka Jubbaland intaba.
Dhanka youtube ka linkiga hoose
More VIDEOS https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0