Home Afsomali Mahad Salaad oo ka hadlay muhiimada Go’aankii kasoo baxay Golaha Ammaanka

Mahad Salaad oo ka hadlay muhiimada Go’aankii kasoo baxay Golaha Ammaanka

Taliyaha hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed mudane Mahad Mohamed Salaad ayaa Soo dhaweeyay go’aanka Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ay kaga qaadeen dalkeena Cunaqabataynta Hubka oo muddo dheer saarnayd.

Mahad Salaad ayaa sheegay in go”aankan kasoo baxay Qaramada Midoobay uu kusoo aaday xilli muhiim ah uu tilmaamay in uu socdo dagaal la doonayo in kooxda Al Shabaab looga cirib tiro guud ahaan dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.