Mahadhooyinkii xukuumaddii Madaxweyne Muuse
1. Ganacsatadii xukuumaduhu wax ka amaan jireen oo aanu wax Dayn ah ka qaadan.
2. Sicirbararka oo uu si weyn u xakameeyey.
3. Madax dhaqameedka, Saxaafadda iyo suugaanyahanada oo ka fogeeyey la macaamilka xukuumadda.
4. Siyaasada Arrimaha dibeda oo uu gaadhsiiyey halkii abid ugu saraysay cid ka soo dajisana aan la arki doonin.
5. Dawladaha jaarka ah ee ay Somaliland martida u ahaan jirtay oo uu tusay awooda Somaliland.
6. Madaxweynayaasha Somaliya, Itoobiya, Masar iyo Djibouti oo uu madaxa isku galiyey iskuna meeraysanaya illaa hada
7. Madaxweynaha kaliya ee cadawgiisa iyo nasteexiisu u kala soocnaayeen ee aan Habran jirin.
8. Madaxweyne Dhaamam-waawayn iyo biyo xidheenk ka haqab tiray deegaano badan oo haraad loogu dhiman jiray.
9. Madaxweynaha kaliya ee u babac dhigay dagaalo dibed iyo gudaba dalkiisa lagaga soo qaaday.
10. Madaxweynaha qabtay Doorashooyin isku sidkan oo aan hore loo arag.
11. Madaxweynaha kaliya ee aan faragalin ku samayn Doorashooyinkii
12. Madaxweynaha aan ka hortagin iyadoo labada aqal ee Baarlamaanku u heshiiyeen taariikhda Somaliland hadana ridi kari waayeen.
13. Madaxweynaha saxeexay MOU ga adduunkii kaga wareeriyey.