Home Afsomali VIDEO Xaaladda Wiil Indhaha Looga Riday Belgium

VIDEO Xaaladda Wiil Indhaha Looga Riday Belgium

Isbitaalada dalka Belgium ayaa u caal-waayey wax ka qabashada indhaha wiil dhallinyaro ah oo ay xili habeen ah labada indhood kasoo tureen dhalinyaro ku goobatey isagoo marayey meel wado ah.

Liibaan Mustafe Xasan waxuu waayey aragiiisa markii ay dhalinyaro isku maan dhaafeen arrimo siyaaseed.

Haddaba, Sahra Cabdi Axmed oo dhinacyo kala duwan la xariirtey ayaa warbixintan nooga diyaarisey dhacdada weerar ee qabsatey wiilkaasi iyo sida hadda xaalkiisu yahay.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.