Home Afsomali Map ka cusub ee uk Somaliland waa 2 gobol

Map ka cusub ee uk Somaliland waa 2 gobol

Map ka cusub ee somalia 2022 ee from the U.K government 18ka gobal ee somalia 2gobal ayuu ka reebay ingriisku 16gobal waa soomaaliya federal states. Hoosta qoraalka ingriiska ah ee ku qoran saani soomaaliyeed u fahma waxuu leeyahay dowlada ingriisku maamul gobaleedyada somalia oo ay ku jirto puntland iyo somaliland waxaa ka mamnuuc ah in qof u dhashay ama haysta dhalashada u.k government in uu u safro marka laga reebo Hargaysa . 30sanadood kadib ingriisku waxuu qarsanaayey buu ooda ka qaaday in somaliland kala tahay Bari iyo Galbeed . BARIGU noqonaayo Saddex gobal ( Togdheer , Snaag iyo Sool ) waxay noqobayaan Maamul Gobaleed ka mid ah Somali Federal state members waxaa cad kolkaas in isaaq bari iyo Harti waqooyi ay caawa hal maamul gobaleed oo dowlada xamar hoos yimaada ayay yihiin Muuse biixina ilaa hada kama aanu hadlin waa 7cishi intuu war kani yaalay meel walba . Boqor buur madow waa xariif waxa soo socda ayuu ileen sii ogaa xamar buu isku shubay walee xamar la dayn waa .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.