Maqaayada Isa saar xamar weyne oo dib loo furry ka dib markii si sharcdaro ah xayiraad ama.cunaqabaten habeen ah la saaray.
Maqaayada ayaa waxaa ku xiraa macaamiil badan kuwaa oo aad uga xumaaday xiritaankeedii waxayna sheegeen bulshadu in ay aad ugu farxeen markii laga qaaday xaiiraadii oo dib loogu furey maqaayada isasaar Xamarweyne .
Sidoo milkiilaha maqaayada isasaar oo maqaayadiisu 35 jirsatay ,ganacsade Ibraahim iIsaaq Cabdi Xaaji iidow ayaa soo dhaweyey go.aanka maxkamada ay xayiraada uga qaaaday maqayaadadiisa.
Maqayaada ayaa looga bartay cunto macaan oo raqiis waxayna si wada jir ah ula shaqeysaa bulshada habeenkii soo jeeda iyo kuwa maalinleyda ahba
Wa bilaahi towfiiq