Home Afsomali Mareykanka oo 639 Milyan oo Dollar Ugu Deeqay Afar Dal oo Ay...

Mareykanka oo 639 Milyan oo Dollar Ugu Deeqay Afar Dal oo Ay Somalia Ku Jirto

Dowlada Mareykanka ayaa ku dhawaaqday Sabtidii inay 639 milyan oo doolar ugu deeqeyso dalalka Somalia, South Sudan, Nigeria iyo Yemen oo ay ka jiraan xaalado bani,aadannimo oo aad u liita, kuwaasoo ay Qaramada Midoobay ku sheegtay in ay sababeen colaado sokeeye.

Wariyaha  ayaa faah-faahinta deeqdani ka wareystay Cabdigafar Cabdi Wardheere oo ku taqasusay Horumarinta Caalamiga ah. Ugu horreyn wuxuu weydiiyey waxa ay lacagtani ku timid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.