markabsiday shixnado iyo agab kala duwan una rarnaa dad ganacsato ah oo ku soo caariyey xeebta dekadda Muqdisho.
Markabkaan ayaa siday qalab kala duwan iyo gaadiid . Bagaasho iyo raashin
Markabkan oo magaciisa layiraahdo MSC Postano, ayaa cillad dhanka matoorka ku timid waxyar kahor markii uu usoo dhaqaaqay dhanka dekadda Muqdisho si uu ugu soo xirto.
Waxaana aad u yar rajada laga qabo in markabkan la badbaadiyo, sababo laxiriira dabaylo xooggan oo ka dhacaya xeebaha Muqdisho iyo nawaaxigeeda.
Sawiraradii markii ugu danbeysay laga soo qaaday ayaa muujiyey markabka oo biyaha sii galaya
Markabka ayaa xiligii uu dakada ku soo xiranayey ku timid cilad xaga mishinka ah taasi oo sabaabtay in socodkii gabo wuxaana ka lumay controlkii ilaa uu karkabku iskii iyo xowligii uu ku socday la aaday meelo qaldan .
Hase yeeshee markii danbe ayaa lagu guuleystay in la badbaadiyo
Arintaan ayaa Noqoneysa qasaare kale oo ku yimaada shacabka soomaaaliyeed oo ceymisoodu yahay shirkada takaaful.
https://youtu.be/Z7mcG4NESDM
https://youtu.be/m5Lma7tiNc8
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0