Home Afsomali Masuuliyiin kala duwan oo Tacsi u diray Xildhibaan Mustaf Dhuxulow oo Walaashiis...

Masuuliyiin kala duwan oo Tacsi u diray Xildhibaan Mustaf Dhuxulow oo Walaashiis ku geeriyootay Magaalada Muqdisho .

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo Gudoomiyeyaasha labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya , Ra’isul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah iyo Golihiisa Wasiiradda , Xildhibaanada labada aqal ee Soomaaliya  iyo Masuuliyiinta kale ee Dowladda ayaa Tacsi u diray Xildhibaan Mustaf Dhuxulow.

Masuuliyiintan ayaa Xildhibaanka uga tacsiyeey Geeridii ku timid Walaashiis Faadumo Sheekh Cali Dhuxulow oo ku geeriyootay Magaaladda Muqdisho waxayna eebe uga baryeen in uu naxariistii jano siiyo marxuumada.

Inaa lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.