Home Afsomali Matalaada gobolka Banaadir oo la ansixiyay

Matalaada gobolka Banaadir oo la ansixiyay

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa cod aqlabiyad leh ugu codeeyay in gobolka banaadir matalaad laga siiyo Aqalka Sare.

142 Xildhibaan ayaa u codeeyay, 4 ayaa diiday.

Gobolka Banaadir ayaa Aqalka Sare ku yeelan doona 13 xubnood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.