Home Afsomali Maxaa loo heystay iyo Jaamac kuutiye oo xirnaa in ka baddan 20...

Maxaa loo heystay iyo Jaamac kuutiye oo xirnaa in ka baddan 20 sano ayaa xoriyadiisa dib u helay.

Maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa ayaa  (isniin 14-ka Nov)2013kii  dil ku xukuntay 8 nin oo toodba ka mid ah maxkamadda la soo hortaagay, midna isaga oo maqan uu xukunku ku dhacay.

Isla maxkamaddu waxay xabsi daa’im ku xukuntay 7 kale kuwaas oo afar gacanta lagu hayo.

Enid iyo Richard Eyeington Nimankaas waxay ku eedeysnaayeen dilka Enid iyo Richard Eyington oo sannadkii 2003 lagu dilay Shiikh, oo ka tirsan Jamhuriyadda la baxday Somaliland.

Mudadaa ka dib ayaa Wasiir ka tirsan Xukumada S/land soo Damiintay Jaamac Cali Ismaaciil kuutiye  qabiilka daarood dhulbahante   Oo 20 Sano ka badan xabsiga liinta ku cabaayey u xirnaa Dil & Fal Argagaxiso
Wasiir ka tirsan Xukumada S/land oo Damiintay Jaamac Kuutiye Oo 20 Sano u xidhnaa Dil & Fal Argagaxiso
Nimanka dilka lagu xukumay waxay magacyadoodu kala yihiin:

Maxamed Cali Ciise
Axmed Cilmi Samatar
Jamac Cabdi Kuutiye
Cali Muuse Maxamuud
Daa’uud Saalax Iidle
Cali Maxamed Cawaale
Farxaan Cabddulle Maxamuud

iyo ninka isaga oo aan joogin la xukumay oo ah Ibraahim Cali Axmed.

Raggan la xukumay ayaa Qareenkoodu sheegay in aanuu ku qancin xukunka, oo uu ka qaadan doono rafcaan.

Maxkamadda ayaa loo oggolaaday in ay goob joog ka ahaadaan ehelada nimanka la xukumayay, saxaafadda iyo diplomaasi British ah oo fadhigiisu yahay Addis Ababa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.