Sida ay wararka ku heleyso Shabakadda Caasimadda Online waxaa xilkii laga qaaday Guddoomiyihii Degmada Dayniile Cabduweli Nuur Faarax.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Eng cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa xilka looga qaaday Guddoomiyaha.
Sidoo kale waxaa xilkaas loo magacaabay Maxamed Abuukar Jacfar oo mar soo noqday guddoomiyaha degmada Howl-Wadaag iyo taliyaha Ciidanka xasilinta Caasimadda walow markii dambe la kala diray.
Dadka deegaanka ayaa ka. codsaday jacfar in ui qabto xilka gudoomiyenimo we dagmada dayniile taasi oo ui ka aqbalayb
inkasta oo aann ka degreetada lagu magacaabay aan Laguna cadeyn.
Gudoomiyaha Xilka laga qaaday ayaa Guddoomiyaha Degmada Dayniile ahaa wax ka yar lix bilood.
Wixii kusoo kordha waan idinla socodsiin doonaa Inshaa Allah