Maxamed Cabdiqaadir oo ku guuleystay kurisga HOP#019
Doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#019 oo lagu qabtay magaalada Beladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku guuleystay Maxamed Cabdiqaadir Maxamed kadib markii uu helay codad dhan 62.
Kursiga ayaa waxaa ku tartamay ilaa 5 Musharax oo kala ah
• Cabdiraxmaan Cilmi Siyaad
• Faadumo Khaliif Guuleed
• Maxamed Cabdiqaadir Maxamed
• Axmed Maxamed Ibraahim
5 Maxamed Maxamuud Cali
Tartan saacado qaatay kadib waxaa ku soo baxay oo ku guuleystay Maxamed Cabdiqaadir Maxamed,