Maxaa loo Sameeyay Odayaasha Hawiye
Males zanawi ayaa Beel ku tilmaamay Argagixiso Ciidanka itoobiya ayaa xalaal looga dhigay beeshaas maalkooda iyo naftooda.
Horaantii January 2007 ayaa lagu Aas aasay Xareda Jarmalka ee wadada warshadaha
Waxaa gudoomiye loo doortay Maxamuud iimaan. Ku xigeen Maxamed Xasan xaad. Afayeen Axmed diiriye.
Galaabtaas uu shirka socday waxaa ay Risaasta Zuuga ku soo riday itoobiyankii daganaa wasaarada gaashaadhiga.
Gudoomiyihii la doortay Maxamuud waxaa uu la heshiiyay Cabdulaahi yuusuf 100 kun iyo gaari leyla calawi ah ayuu qaatay Waxaa la doortay ku xigeenkiisii xaad
Waxa ay sii wadeen dhaleeceeyntii itoobiya.
Axmed diiriye iyo xaad waxa ay iska Diideen lacag fara badan ugu danbeeyn waxaa la dul dhigay lacag in la soo qabto.
Axmed diiriye waxaa loo Gacan galiyay Ciidanka itoobiya
Xaad waxa uu galay dhuumaaleeysi hanjabaad fara badan ayuu la kulmay Waxa uu sii waday eedeeyntii.
Odayaashii qaarkood ayaa heshiis kula galay Saraakiishii itoobiya hotel saxafi 2 Xaad waxaa looga kala cararay odayaashii hawiye ee loo hanjabay kadib heshiis galay.
Maxamed Xasan Xaad waxa uu ku fadhiyaa kursi looga kala cararay oo itoobiyanka ku weerareen dhowr jeer uuna ka baxsaday ma jirto oday ku dhiiran kara oo ka hadli kara kursiga uu halista uu soo maray.waana nabadoon Soomaaliyeed
Dadkii isoo weeydiiyay taariikhdaas waad ku mahadsatihiin.