Sawir qaade urkish ah Mehmet Aslan ayaa ku guuleystay “sawirka sanadka” Abaalmarinta Sawirada Caalamiga ah ee Siena 2021 – isagoo wata sawirka wiil qaxooti Suuriyaan ah iyo aabihiis oo ku sugan gobolka Hatay ee Turkiga.
Aabaha ayaa ku dhaawacmay duqeyn, waxaana wiilkiisa uu ku dhashay bilaa lugo.
Tani waxay i bartay, farxadda dhabta ah waa dareen gudaha ah, jacaylkuna ma laha xuduud
Ha u eegin kuwa kaa sarreeya darajada, eega kuwa kaa hooseeya waxaadna ku noolaan doontaa nolol mahad leh
Aniguse waxaan dhihi lahaa sawirka calool xumada