Home Afsomali Full VIDEO Mid ka mid ah beelaha soomaaliyeed oo sheegay in ay...

Full VIDEO Mid ka mid ah beelaha soomaaliyeed oo sheegay in ay kalsoonidii kala laabteen xildhibaankoodii fadaraalka ( DAAWO SAWIRADA )

Shir ballaran  oo ay isugu yimaadeen waxgarad culumaaudiin odoyaasha dhaqanka dhalinyaro  haween iyo marti  sharaf kale oo ka tirsan beesha abakar ee beelweynta murusade ama 3 iyo 9

Shirkaan oo ka dhacay Hotel ka tropical dagmada deyniile ayaa waxgaradkii ka Hadley ay  diirada ku saareen sidii ay u heli lahaayeen xuquuqda ka maqan beesha abakar iyo kaalinta xildhibaanka

Prof Maxamed Cali Jiisow oo qabanqaabada shirka gacan weyn gacan ka geystay ayaa faahfaahin Dheer ka bixiyey ujeedka shirka iyo danta laga leeyahay wuxuuna ka qeybgalayasha kula dardaaramay in ay beesha u soo xulaan sanadkaan xildhibaan lagu kalsoonaan karo

Musuulyiintii madasha ka hadashay  ayaa si iskumid ah uga Hadlay kaalinta Xildhibaanka abakar laga rabo in uu beesha u qabto

Shirka Intii  uu socday ayaa waxaa lagu taageeray qodobadii ka soo baxay shirkii wada Tashiga qaran ee muqdisho lagu soo gabagabeeyey

Masuuliyiinta waxaa ka mid ahaa

1maxamed Cali jisow

2xooghaayaha guud ee midad center Dr Xusen abuuka r yalaxow

3 eng ibraahin jewellery coire

4 dr Cali cusmaan Cali

Iyo waxgarad iyo cuqaal kale dewan oo figradahooda kulanka ka soo jeediyey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.