Home Afsomali Full VIDEO Midowga Musharaxiinta haweenka Xildhibaanada Cusub ee Doorashoooyinka 2021 oo doortay...

Full VIDEO Midowga Musharaxiinta haweenka Xildhibaanada Cusub ee Doorashoooyinka 2021 oo doortay Gudoon dhameystiran * DAAWO SAWIRADA (

 

Midowga Musharaxiinta haweenka Xildhibaanada Cusub ee Doorashoooyinka 2021 ayaa doortay Gudoon dhameystiran oo badali doono gudoonkii hore ee KMG ahaa

Kulamo is daba joog ah oo ay Maalmihii la soo dhaafay  Muqdisho ku yeelanayeen  qaar ka mid ah Xubnaha Isbaheysigaan oo dhawaan Muqdisho looga dhawaaqay ayeyy ugu danbbeyn dood dheer iyo Falanqeyn Mudo socotay waxay ku doorteen gudoomiye laba ku xigeen Xiriiriiyaha  Hoghaaye

iyo Madaxa Maaliyada

Xubnaha ay haweenku iska dhaxdoorteen ayaa kala  ahaa

Gudoomiye  Nasra Axmed Cali Nuur

Gudoomiye ku xigeenka 1aad Amino Xuseen Cali

G/ labaad Maryam Ali Hassan

Xiriiriyaha Heyada Ambiyo Nuur Ali .

Xooghaayaha waxaa loo doortay Asha Axmed Baraxood

halka maaliayane loo doortay   Deeqa maxamuud Saalax (deeqa isaaqey)

Gudoomiyaha Ayaa loo igmaday in uu soo mnagacaabo Xubnaha ka dhiman dhameystirka  golaha Xildhibaanada cusub ee madaxa banaan

Haweenka ku Mideysan Midowga Musharaxiinta haweenka Xildhibaanada Cusub ee Doorashoooyinka 2021 oo doortay ee Gudoonka doortay oo doorashada ka dib madasha ka hadlay oo hogaanka Cusub u soo jeediyey

waxayna u direen   gabadha doorashada ku soo baxay   hambalyo iyo bogaadin iyaga oo sidoo kale ay soo dhaweyey qaabka doorashadu u dhacay waxayna Xuseen  in ay la shaqeyn doono hogaanka Cusub ee ay doorteen

Gabdhaha Xubnaha ka ah daladaan ayey kula dardaarmeen in ay taageeraan lana shaqeeyaan Gudoonka cusub oo isne shaca ka qaaday in ay  si daacad ah ula shaqen Doonaan  gabdhaha doortay iyo kuwa aan dooranba

Musharaxiinta Haweenka ayaa kala matalaya  dhamaan gobolada dalka iyo beelaha Somaliyeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.