Home Afsomali Agaasimaha Guud Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Xasan Maxamed Saciid Samantar “Gacaliye oo xafiskiisa...

Agaasimaha Guud Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Xasan Maxamed Saciid Samantar “Gacaliye oo xafiskiisa ku qaabilay Danjire Alberto Vecchi iyo U-Qeybsamaha Ciidamada ee Safaaradda, Kapt. Ciidanka Badda, Antonino Mazzocca (DAAWO SAWIRADA ).

DANJIRAHA TALYAANIGA EE SOOMAALIYA, ALBERTO VECCHI IYO U-QAYBSAMAHA CIIDAMMADA SAFAARADDA OO MAANTA BOOQDAY WASAARADDA GAASHAANDHIGGA

Agaasimaha Guud Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Xasan Maxamed Saciid Samantar “Gacaliye” ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Safaaradda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya, Danjire Alberto Vecchi iyo U-Qeybsamaha Ciidamada ee Safaaradda, Kapt. Ciidanka Badda, Antonino Mazzocca.

Ujeedada booqashada Danjiraha iyo U-Qaysamaha waxay ahayd barashada Wasiirka Gaashaandhigga, Xasan Xuseen Xaaji oo kulanka hawl darteed uga maqnaaday Agaasimaha Guud cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga. Waxaa kulanka qayb ka ahayd Agaasimaha Waaxda Arrimaha Haweenka, Xuquuq Insaanka iyo Ka-Hortagga Askaraynta Carruurta ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Anisa Xasan Rooble.

Waxaa laga wada hadlay xoojinta xiriirka soo jireenka ee Soomaaliya iyo Talyaaniga, sidoo kale wadashaqaynta Wasaaradda iyo Safaaradda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.