Home Afsomali Midowga Yurub iyo Dowlaha kale ee Caalamka oo laga cabsi qabo in...

Midowga Yurub iyo Dowlaha kale ee Caalamka oo laga cabsi qabo in ay maraakiib dagaal oo lagu soo afjarayo calaada ka jirta dalka Soomaaliya u soo diraan

Midowga Yurub iyo Dowlaha kale ee Caalamka oo laga cabsi qabo in ay maraakiib dagaal oo lagu soo afjarayo calaada ka jirta dalka Soomaaliya u soo diro si looga adkaada cadawka shacabka Soomaaliyeed iyo kuwa caalamka.

Xilli booqashooyin badan ay ku soo gaareyn dalka Soomaaliya Saraakiil ka tirsan Dowladaha Caalamka Qaarkood kulamo kala duwana la qaatay qeybaha akala duwan shacabka Soomaaliyeed iyo madaxda Dowladda ayaa looga lagu ogaanayay sidii loo meel mariyay dadaalada beesha caalamka iyo dowladaha kale ay muddu badan xal waara ku raadinayeen geedi socodka nabadda Soomaaliya oo lagu bixiyay naf iyo maalba leh.

Dowladaha Yugaandh,burinti,itoobiya,JAbuuti,Kenya,Turki,Mareekanka, iyo Ciidamo Soomaaliyeed oo aad u fara badan ayaa lagu waayay in shacabka la gaarsiiyo nidaan Dowladeed oo ka qeyb qaata Nolashooda gaar ahaan nadda iyo Nolal,halka ay beesha caalamka dhaqaae badan ku bixisay dhiiro galinta Ciidamadaasi qaarkood.

Maleeshiyaad iyo Siyaasiin fara ku tiris ah ayey ka socon la dahay Howlaha nabadda dalka Soomaaliya Xilli ay shacabaka Soomaaliyeed ay la fajacsan yihiin arintaasi Xilli midowga africka ay dalka Soomaaliya uga dhinteen Ciidamo badan ayna garabtaagan yihiin beesha caalamka iyo dowladaha kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.