Home Afsomali Mo Faarax oo xabsiga loogu taxaabay iyo sababta

Mo Faarax oo xabsiga loogu taxaabay iyo sababta

Mo Farrah is "arrested" in Newcastle. Credit: Northumbria Police
Mo Farrah is “arrested” in Newcastle. Credit: Northumbria Police

Orodyahanka asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya balse u orda Dalka Ingiriiska Maxamed Faarax iyo Rudisha ayey Ciidmaada Booliska dalkaasi ay Xabsiga u taxaabeen ka dib markii goob ay ku dabaalanayeen waxaana ciidamada booliska dalkaasi ay xabsiga dhigeen Mo Farax, sida warbaahinta dalkaasi ay baahisay.

Sida warbaahinta dalkaasi ay shaacisay ciidamada booliska ayaa orodyahanada Maxamed Faarax iyo David Rudisha waxay kasoo saareen goob lagu dabaasho oo ku yaala xaafada Newcastle ee dalka UK, waxaana la dhigay xabsiga.

Ciidamada booliska ayaa la sheegay iney sii daayeen Mo Farax iyo Rudisha kadib markii lagu wayay cadeymo ku aadan sababaha loo xiray oo aan la shaacin, waxaana ay dib u heleen xuriyadooda.

Labada orodyahan ayaa ka qeyb galaya orodka Marathon-ka ee todobaadkaan sida la filayo dhacayo.

Booliska UK xog faahfaahsan kama bixin waxyaabaha qasbay in la xeraa orodyahanadan, laakiin waxaa soo baxaya in si kaftan ah loo xiray.

5 COMMENTS

Leave a Reply to Mohamed Indo Buur Cancel reply

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.