Warqad aan Magac iyo Sumad leheyn oo lagu dalbanayo in dib u eegis lagu sameeyo Gudoomiye Taabid ayaa lagu shaaciyey Baraha Bulshada
warqada ayaa ku socotay Xubnaha Baarlamaanka waxaana lagu Qorey in ay xildhibaano soo saareen iskata oo aan magacyadooda lagu xusin hdana sidaan ayey u qoran tahay Warqadu mana jiraan cadeymo kale oo loo haayo