Home Afsomali Mooto  bajaaj lagu guuleystay tadobaadkii 22aad ololaha somtel ku shubo oo ku...

Mooto  bajaaj lagu guuleystay tadobaadkii 22aad ololaha somtel ku shubo oo ku guleyso (DAAWO SAWIRADA )

Ololaha abaalmarinta somtel oo mooto  bajaaj lagu guuleystay tadobaadkii 22aad.

Xaflada abaalmarinta somtel ee ku shubo oo ku guuleyso
Oo asbuucyadaanba ka socday magaalada muqdisho ayaa waxaa asbuucaan ka soo qeybgalay masuuliyii  ka kala socotay asbuucii 22aad   xildhibaano  masuuliyiinta shirkada somtel   .

Ololaha ku shubo oo ku guleyso qaar ka mid ah kobanka kun ee hadiyadood
Oo ay ku jiraa n gaari hayuunda ah mooto bajaaj laptop Samsung mobile qasaalado dahab xirmooyin Internet ah  saacado anteeno iyo receiver iyo kuwo kale .

Howshaan fulinteeda iwaxaa ska leh shirkada isgaarsiinta somtel oo bahwadaag la ah dahabshiil company .
Tadobaaknaan masuuliyiintii munaasibada ka soo qeybgashay waxaa ka mid ahaa Xildhibaan yuusuf xeyle jimcaale gudoomiyahay sporting gobolka banaadir

Xasan Xaaji yabarow wiilsho i
Ustaad Cabdisataar carabow abuukar
Gudoomiye ku xigeenka jaamaca Hamilton ustaad Axmed daauud
Gudoomiyaha jaamacada balaasma  xasan maxamed xasan kaafin iyo marti sharaf kale .

Cabdi xakiin xasan dhoore hodan ku sugan ayaa ku guleystay mooto bajaaj cusub   mooto bajaaj  .

 

Madaxa Waxda ganacsiga iyo madaxa  iibka iyo suuqgeynta ustaad cumar Maxamed Nuur saacid oo munaasibada asbuuca 22aad hadal ka jeediyey ayaa guud mar ku sameeyey herarkii kala duwanaa ee uu soo marey iyo sidoo kale agabyadii lagu guuleystay ayna ka mid yihiin 22 moto bajaaj oo tii ugu danbeysay saacado ka hor uu ku guuleystay wiil joogo Dagmada hodan asbuuca danbane lagu tartami doono gaari qaali ah wuxuuna macaamiisha ugu baaqay in ay qeyb ka noqdaan guuleystayaasha
Ustaad cabdisataar  carabow ayaa sheegay in ay shirkadu mudan tahay in lagu taageero ugu yaraan sacab kal iyo laab ah .

Macaamiilka xiga ayaa loogu tartamayay farajiteer waxaana ku guuleystay wiil kale

Waxyaabaha miiska u saaran in
Lagu tartamo ka mid ah Samsung mobile Internet bile ah Edahab lacag doolar ah oo cash ah
Gudoomiyaha jaamacada balaasma xasan kaafi oo ka mid ahaa masuuliyiintii madasha lagu casuumay ayaa sheegay in barnaamijkaan uu bulshada ku leeyahay saameyn balaaran uuna soo dhaweynayo qaabka uu usocdo wuxuuna codsaday in la joogteeyo.

Xildhibaan yuusuf xeyle jimcaale ayaa soo gunaanada xaflada asbuuca 22aad ee ololaha ku shubo oo ku guleyso tobanka kun.ee hadiyadood ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in gacantiisa qof uu ku helay mooto bajaaj si ay noloshiida ugu maareeyso  wuxuuna ku amaanay barnaajika daahfurnaanta iyo nasiibka lagu guuleysanayo  balse wuxuu codsaday in ay garab istaagaan ololaha uu wado ee ardayda loogu deeqayo deeqaha waxbarasho dhanka kale wuxuu codsaday in jimca kasta barnaamijkaa lagu casuumo.

Sidoo kale wuxuu codsaday in agabyada la helayo lagu soo daro waxyaabo qaali ah sida guryo iyo dhul caadi ah
Waxaana la guda galay bixinta agabyadii lagu kala guuleystay .

Naciimo Cali nuur ayaa gudoontay mobile samsung ah Salmaan xasan isaaq ayaa isne gudoomay mobile samsung ah
Salad nuur maxamed  isne wuxuu helay mobile samsung ah .

Abaal marinta guuleystaha mooto bajaajta ayaa dib loogu dhigay asbuca23 aad si madashaan loogu abàlmariyo bulshada horteeda

Waxaana xariirinayey Cali Cusmaan daaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.