Home Afsomali Mudanayaasha baarlamaanka fadaraalka oo u doortay in uu noqdo madaxweynaha somaaliya Maxamed...

Mudanayaasha baarlamaanka fadaraalka oo u doortay in uu noqdo madaxweynaha somaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo

Xildhibaanada dowlada soomaaliya ayaa u codeeyey farmaajo in uu noqdo madxweynaha somaliya

Waxaan magaalada ka bilowday xaflado iyo damaashaad marks laga soo tagonhoolk weyn ee doorashadu ka socotay oo laga dareemayey sawaxan iyo sacab intii ay doorashadu socotay.

Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegii labaad ku soo baxay 184, hasse ahaatee markii loo diyaar garoobay wareegii saddexaad ayaa waxaa ka tanaasulay doorashada Xassan Sheekh Max’uud oo helay codad dhan 97, halka Shariif Sheekh Axmed uu helay 46 cod.

Ugu danbeyntii, waxaa lagu dhawaaqay in madaxweynaha Soomaaliya afarta sanno ee soo socta uu noqonayo Max’ed Cabdullaahi Farmaajo.

Wixii ka soo kordha waan idin soo gudbin doonnaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.