Ciidamada Booliska degmada Cabdul Casiis ee Gobolka Banaadir ayaa Xalay waxa ay qabteyn Gaari Hilib wado kaas oo Ciidamadu ay uga shakiyeen in hilibka uu yahay mid Bani’aadam.