Home Afsomali Muqdisho gaari isku miidaamiyey bar contron

Muqdisho gaari isku miidaamiyey bar contron

Wararka naga soo gaaraya haatan Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax xoogan uu ka dhacay agagaarka hotel afrik   KM4 ,oo wadada iarporka  Magaalada Muqdisho .

Qaraxan ayaa  ahaa Gaari noha ah Oo ciidanku u diideen in Uu dhaafo bar kontarol oo halkaa Ku taal  ka dibna uu IsmiidaaminIsmiidaamiyey, sida ay dad  Goob joogayaal ah  usheegeen somalisan.com .

sadax askari ayaa Ku dhaawacantay lamana oga  khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay Qaraxan ilaa iyo hada maadaama uu daqiiqo ka hor uu dhacay.

Halkan kala soco wixii ku soo kordha warkan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.