Qiimeynta Xildhibaanada ugu Xilgudashada badan golaha Shacabka ayaa lagu ogaaday in kaalinta hore uu kaga jiro Musharax madaxweyne Xildhibaan Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow oo beeshiisa iyo beelaha kala ah Hubiyeen sida weyn ee uu ugu hagar baxay tolkiisa iyo guud ahaan inta kale ee uu waxtari karay wuxuuna u muuqdaan Xildhibaan Gutay kana jawaabay codkii Kalsoonida Beeshiisa uu ku dooratay
Xildhibaanka ugu shacbiydda iyo taageerada badan bulsha iyo dhammaan beelaha uu ku matalo dowladda Xildhibaan Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow ayaa dhawaan munaasibad dhoolotus ah ku sameeyey waxaana ka qeybgalay marqaatiyaal nool kuwaas oo uu huwiyey darajoojin kala duwan soona jiitey sida daahfurnanta leh ee uu iskuugu keenay dhalinyaro marqaatiyaal Nool isla markaana uu wax tartay
Ahna Musharax madaxweyne Xildhibaan Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow ayaa u taagan qabashada kursiga uu horey ugu fadhigay kana soo dhalaalay kaalintii laga rabay Ee Deegaan doorashadiitahay la iskuma jjiree galmudug .
Gaar ahaan magaalada dhuusamareb Ee xarunta Gobolka Mudug
Qaar ka mid ah duubabaka dhaqanka iyo dhalinyarada ayaa ku dhawaaqay Waxaana cod dheer iyo cod gaaban ba ku leenahay Soodhawoow
Xildhibaan Musharax madaxweyne Xildhibaan Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow waxaa ku taageersan ku garab taagan dhammaan Beelaha aad kursiga ku matasho ee Soodhawoow mudane
Musharax madaxweyne Xildhibaan Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow oo Noqday midka ugu saameynta badan Xildhibaanada Golaha Shacabka
Qiimeynta Xildhibaanada ugu Xilgudashada badan golaha Shacabka ayaa lagu ogaaday in kaalinta hore uu kaga jiro Musharax madaxweyne Xildhibaan Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow oo beeshiisa iyo beelaha kala ah Hubiyeen sida weyn ee uu ugu hagar baxay tolkiisa iyo guud ahaan inta kale ee uu waxtari karay wuxuuna u muuqdaan Xildhibaan Gutay kana jawaabay codkii Kalsoonida Beeshiisa uu ku dooratay
Xildhibaanka ugu shacbiydda iyo taageerada badan bulsha iyo dhammaan beelaha uu ku matalo dowladda Xildhibaan Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow ayaa dhawaan munaasibad dhoolotus ah ku sameeyey waxaana ka qeybgalay marqaatiyaal nool kuwaas oo uu huwiyey darajoojin kala duwan soona jiitey sida daahfurnanta leh ee uu iskuugu keenay dhalinyaro marqaatiyaal Nool isla markaana uu wax tartay
Ahna Musharax madaxweyne Xildhibaan Mustaf Sheikh Cali Dhuxulow ayaa u taagan qabashada kursiga uu horey ugu fadhigay kana soo dhalaalay kaalintii laga rabay Ee Deegaan doorashadiitahay la iskuma jjiree galmudug .
Gaar ahaan magaalada dhuusamareb Ee xarunta Gobolka Mudug
Qaar ka mid ah duubabaka dhaqanka iyo dhalinyarada ayaa ku dhawaaqay Waxaana cod dheer iyo cod gaaban ba ku leenahay Soodhawoow
Xildhibaan Musharax madaxweyne Xildhibaan Mustaf Sheikh Cali Dhucxulow waxaa ku taageersan ku garab taagan dhammaan Beelaha aad kursiga ku matasho ee Soodhawoow mudane