https://youtu.be/E89ByJuHe5A
Banaanbaxaan Nabadeed oo ay dhigeen waalidiinta ciidamada erteeriya lababarku ugu dhamaaday ayaa ka kala soo qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada waxaan taageero loogu muujiyey Madaxweyne Xasan Sheikh oo ay sheegeen in ay ku farxeen muuqaalada baraha bulshada lagu baahiyey ka dib booqashadii dalkaasi erteeriya oo ay ka shakisanaayeen in ay ku hoobteen caruurtoodu dagaalada dhaxmaray Ethiopia iyo Eretria taasi oo ay ka shaki baxeen
Qaar ka mid ah waalidiinta oo wajiyadooda laga dheehan karay sida ay ugu faraxsan yihiin booqshada wafdia madaxweynaha iyo muuqaalada lagu soo bandhiga oo ay asheegeen in ay tahay mid aan la iloobi kari
Qaalidiinta qaarkood ayaa farxade la ilmeeyey waxayna awoodi waayeen in ay warbaahinta la hadlaan halka qaarkodna ay madaxweynaha iskuugu dareen duco amaan iyo taageero waxaana ay ku soo gaabbabeeyeen banaanabax farxadeed halka ay sheegeen in ay dhib ku qabeen isu soo baxa ay ku muujin jireen dareenkooda tyaasi mid ka badalana ay markaan heleen rajo dagtay qalbigii murugado ku dahaarneyd