Nawal, a teenage Somali-American, left her mark in the recent World Shcolar’s Cup Global Round held in Barcelona, Spain.The event was grand as 2100 scholars with 57 different nationalities attended it.Nawal’s team challenged themselves in debate, writing, and other academic events.It all culminated in the awarding ceremony in which she won 6 medals: 3 golds, 3 silvers.Her team won 8th place in the place as overall champion team among 700 teams.All these guaranteed them an invitation to compete once again at the Tournament of Champions in the prestigious Yale University.During the waving flag ceremony, Nawal Abdullahi, despite being an American citizen, chose to represent Somalia;her country of origin.Thus undoubtedly doing her family as well as her country proud.
Shirkii World Scholars Cup global round 2018
ee lagu qabtay magaalada Barcelona, waxaa ka soo qaybgalay 2100 aqoonyahan oo ka kala socday 57 dal oo kala duwan
Nawaal Cabdulaahi faarax Asseyr waa Gabar 17 jir somali ah kana mid ah dhalinyaro Somali-Amerkanka ah ayaa markeedii ugu horeysay ka qeybgashay tartankii Koobka Adduunka ee lagu qabtay, Spain caasimadiisa Barcelona
nawaal ayaa calanka somaliya geysa Munaasibadaan heerka Caalami ah ka dib markii ay ku guuleysatay tartanka dugsiyada wadamada caalamka
waxayna wakiil ahaan u matalayay Soomaaliya iyada oo ay ku qaadatay calanka Somaliya inta lagu guda jiro Munaasibada waxaa ayna diiday maadaama ay tahay somali mareykan tahay in ay tartan ku matasho dalka mareykanka
ka dib markii ay ka mid noqotay ardayda ugu dhibcaha sareeya akadeemiyada yale ee ay dhiganayesa Abuudabai oo ay ka mid noqotay ardaydii kaalimaha hore ka galay
nawaal ayaa kasbatay xiligii gudoonsiinta abaalmarinta soo dhaweyn heer sare ah waxayna si la,a filaan ah gacmaha sare ugu qaaday calanka Buluuga ah ee dalka somaliya
Nawaal ayaa si gaar ah u heshay oo lagu abaalmariyey 6 biladood
3 dahab, 3 silvers. Kooxdeeda ayaa ku guuleysatay kaalinta 8aad ee wadamada kariga bariga dhexe iyo kaalinta 29aad iyaga oo Noqday kooxdii ugu fiicneyd
waaana tartanka qeybgalay ilaa 700 oo kooxood
. Dhammaantood waxaa loo balan qaaday inay nar kale lagu martiqaadi doonaa tartanka ee Jaamacadda Yale.
nawaal Aabaheyd DR Cabdulaahi farax caseyr oo ah dhaqtarka ku taqasusay cudurada caruurta wuxuu dagan yahay dalka emaaraadka
dhanka kale Nawaal Hooyadeed nasro wehliye maalinwaxay sheegtay in ay aad ugu farasan tahay magaca ay somalida u soo hoysay iyo halka ay geysay calanka dalka
nawaal caseyr in kasta oo ay tahay muwaadin somali Mareykan ah, wuxay doortay in aytartanka ku matasho waddankeeda. Soomaaliya; Sidaa darteed shaki la’aan waxay u qaaday qoyskeeda iyo dhamaan bulshada soomaliyeed guul ay ku fni karaan