Home Afsomali Nin Cabsanaa oo Haweeney caan ka aheyd barta Tiktok iyo wiil yar...

Nin Cabsanaa oo Haweeney caan ka aheyd barta Tiktok iyo wiil yar ku dilay Boosaaso

Waxaa soo baxaya Haweeney iyo ilmo yar oo xalay saqdii dhexe lagu dilay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari

Marxuumad Raaqiyo Faarax ayaa sida la sheegay xabado ku furay nin cabsan oo soo isticmalay waxyaalaha maanka dooriyaha ah waxaana la geeriyooday wiil yar oo walaalkeed ah.

Raaqiyo waxay caan ka ahayd Baraha Bulshada gaar ahaan aaladda Tiktok oo ay asxaab badan iyo taageerayaalba ku laheyd.

Lama oga sheegin in ninka falka geystay u baxsaday iyo in kale, laamaha amaanka magaalada Boosaaso ayaan sidoo kale ka hadlin dhacdadan naxdinta leh oo saaka laga hadal hayo Boosaaso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.