Home Afsomali Nin Calooshiisa Daroogo iib ah ku qariyey oo la qabtay ka dibna...

Nin Calooshiisa Daroogo iib ah ku qariyey oo la qabtay ka dibna dhaqtaradu qaliin ku sameeyeen

Waxaa garoonka diyaaradaha ee Bole ee magaalada Adis Ababa lagu qabtay nin Nigerian ah oo calooshiisa ku soo qariyay darooga kabadan 1kg.
Ninkii ayaa la geeyay Isbitaalka MenelikII ee magaalada Addis Ababa halkaas oo dhakhaatiirtu ku sameeyeen qalliin qaatay 3 saacadood iyo siyaado.
Dhaawicii bukaanka ayaa lagula tacaalayaa isbitaalka MenelikII ee magaalada Addis Ababa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.