Home Afsomali Nin latuhun san yahay in uu waalan yahay ayaa xaaskiisa ku gowracay...

Nin latuhun san yahay in uu waalan yahay ayaa xaaskiisa ku gowracay gudaha Soomaaliya

Ninkaan oo la sheegay in madaxa looga jiro ayaa ku Gowracay Dagmada guri ceel oo ka tirsan gobolka Galgaduud bartamaha somaliya  Ninkaan oo lagu Magacaabo Maxamed Xaaji Cabdi Siyaad ayaa  xaaskiisa oo ay mudo  dheer isqabeen lamana oga sababata ka danbeysay

waxaana xaasku u dhashay ilaa sideed caruur ah hase yaashee si lama filaan ah u gowracay .

Xaaska la Gowracay ayaa Magaceeda waxaa lagu sheegay  Canab File ,waxaana Ciidamada Maamulka Ahlusunna ay qabteen Gacan ku dhiiglihii Falka Foosha xun geystay.

Dadka ku nool Magaalada Guriceel ayaa dhacdadaan waxaa ay ku noqotay Amakaag,iyadoo ay tahay middii ugu horeysay ee Degmada ka dhacda.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.