Home Afsomali Nin la arkay meydkiisa oo geyd ka soo laadlaada

Nin la arkay meydkiisa oo geyd ka soo laadlaada

Nin aan haybtiisa la aqoonsan ayaa shalay isku daldalay deegaanka daray macaane ee bariga magaalada Borama.

Dadka deegaanka bariga Borama ayaa booliiska gobolka Awdal kusoo soo wargaliyay dhacdadan, waxaana maydka marxuumka goobta kasoo qaaday ciidamada Amniga.

Majirto ilaa iyo hada cid sheegtay haybta ninkan is-daldalay, mana jirto masuul ka hadashay dhacadadan argagaraxa leh waxaana maydka marxuumkaasi uu yaalaa isbitaalka guud ee magalada Borama.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.