Home Afsomali Nin qaanso iyo leeb dad ku laayey oo dalka Norwey lagu qabay

Nin qaanso iyo leeb dad ku laayey oo dalka Norwey lagu qabay

Nin ku hubaysan qaanso iyo leeb ayaa dalka Norwey ku dilay shan qof laba kalena ku dhaawacay, iyadoo baaritaan kadib gacanta lagu dhigay eedeysanahaas, sida uu sheegay afhayeennka Booliska Oeyvind Aas.

Cabdishakuur Shuceyb Mursal oo kamid ah dadka kunool degaan hoostaga Magaalada Oslo ayaa sheegay in ilaa iyo hadda aan wax faah faahin laga bixin halkan ay kasoo kala jeedaan dadka weerarka lagu dilay.

Soomaalida magaalada Oslo ayaa saaka aad u hadal haaya weerarkaas oo ah mid ku cusub dalkaasi Norway, iyaga oo walwal muujinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.