Home Afsomali NiSSA waxaan gacanta kusoo dhigeen Ragii ka dambeeyay qaraxyadii Muqdisho

NiSSA waxaan gacanta kusoo dhigeen Ragii ka dambeeyay qaraxyadii Muqdisho

Waxaa gacanta lagu soo dhigay ragii ka dambeeyay qaraxyadii maanta Muqdisho gilgilay sida ay sheegeen NISA.

Ciidanka amniga Qaranka ayaa Gacanta kusoo dhigay hoggaamiyihii howlgalka qaraxyadii Al-shabab ee Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo wadahii Gaarigii danbe ee ku qarxay Taallada Daljirka dahsoon, kaas oo qarxay xilli ay Ciidanka amniga Gacanta ku hayeen , kadib markii shacabka laga fogeeyay sida ay NISA sheegeen.

War qoraal ah oo lasoo dhigay barta Twitter-ka ee hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in weeraradan qorshahoodu uu ahaa in lagu beegsado xarunta Murtida iyo madadaalada ee National Terte-ka Qaranka,halkaas oo Maalmahan ay ka socdeen dayactir.

Previous articleIdaacadii Radio Hargeysa oo hawada ka maqan
Next articleVIDEO Faahfaahin Qaraxyadi Muqdisho Ka Dhacay & Khasaraha Ka Dhashay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.