Home Afsomali OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA EE CALAAMADA GANACSI

OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA EE CALAAMADA GANACSI

OGAYSIISKA GUUD DIGNIINTA EE CALAAMADA GANACSI

OGAYSIINTA LAHAANSHA CALAAMADA GANACSI(Gudaha Xuduuda Dalka Somaliya)

Waxaa Halka lagu ogaysiinayaa in shirkada magaceeda layidhaahdo EezdeeIntradeSdnBhd

  oo ah shirkad Malaysian ah, ka diwaangeshan dalka Malaysia Cinwaanka

xarunteedu xafiiska guudna yahay 45-1, Jalan Wangsa Delima 2A, Pusat Bandar Wangsa Maju, 53300 Kuala Lumpur, Malaysia ay iska leedahay calaamada ganacsi ee hoos ku xusan.

Fasalka 29: Hilibka; kalluunka ( aan Noolaan); digaaga, Aan Noolaan; Kale Saarida Hilibka    kala-saarida Hilibka; Khudaarta Karsan; Khudaarta Qalalan; Ilaalinta khudaarta  Midhaha Kaydsan, Midhaha Qalalan; Midhaha Karsan, Midhaha  jellies; Midhaha Saafi ah, jams; Ukunta/Baddka; Caanaha, Caanaha Budo ah, Caano fadhi, soo saarka Caanaha; dufanka la cuni karo, saliida Cuntada

  

 DIGNIIN

Digniinta waxaa la siinayaa Cid kasta ama shirkad kasta oo isticmaasha ama ku-takri fasha , ama dhalan badasha calaamada shirkada kor ku xusan ama ku Xad-gudibta Calaamadan ama

jabisa Xuquuqda lahaansha calaamadan Ganacsi in lagu dacwaynayo islamarkaan Talaabo

sharciga waafaqsan laga qaadi doono kadib Ogaysiiskan  qof kasta oo jabiya

xuquuqda lahaanshaha ganacsiga ee shirkadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.