OGEYSIIS MUHIIM AH. Dhamaan belaha daga. Gobolka Banaadir. Gaar ahaan belaha hawiye, besha hiraab, besha murusade karinle, reer xamar, carab somali, gibilcad, besha jareer weyne & CIDKASTA OO deegaan ku leh waxaay besha mudulood. Waxgaradkeda, siyasiyiinteda, dhaqankeena oo ay u dhanyahiin dhamaan dubabka, aqoon yahanka, & dhamaan bulshada mudulood qeybaheeda kala duwan waxey si XUSHMAD LEH BEESHA ugu codsaneysaa belaha kor ku xusan in ay difaacdaan degankoda gaar ahaan gobolka banadir. Oo aad modo in lagu soo duulay ama Qudus waxii ku dhacay in aay ku socdaan hadaba Dadka ay quseyso arinka gobolka Banaadir waa ka seexden. Waxaad moodaa in loo haysto in ay difaacaa ama milkida gobolka Banaadir ay u goonitahay besha mudulood arinkaas sax ma ahan waa loo kala badan yahay waa loo kala dad badan yahay ama guri badan yahay lAkiin taas waxey micno ledahay marka heshiis waxqeysi jiro ay guri ama laba guri, ama qof, ama sadax qof, ay door leedahay lagama yaabo qof gobolka Banaadir degan in ow mudnaan ku yelawaayo inshallah Haddaba dhamaan belaha daga ee kor ku xusan waa Mas uliyad WADAREED saran. Yeyna dayicin Deegan kooda & mustaq balka caruurtada. Manta kadib mudulood madayacin ee waa wada dayacnay gobolka Banaadir inteena deganka wada leh wax tagayna yaan leysku eedin. Fira gaar ah hadii Malin shaqsiyaad, ama qado gaar ah ama kulan hotel ee besha dhexdeda ah ama qof ka mid ah Beelaha mudulood ay ka yeeray ama hadda kadib ka yeerto gobolka Banaadir beesha mudulood ayuu gaar u yahay waxaan ka dhiibeynaa Raali gelin buuxdo oo qalad dhacay xaal marintiis ah waxaadna ogaataan qabiil qofkasta ayaa ku jira mana loo dhama warkaas beshana aad ayey ugu xuntahay waxeyna besha hoos ka xariiqday sababaha gobolka Banaadir loo dayacay in ey kalmadahas kamid yahiin beshana waa garowsatay hadaba dhamaan besha mudulood. Wargaradkeeda guud. Sida imaamka, ugaasyada. Malaaqa xamar & xamar Daye, suldaanada., garadyada, wabarada, siyaasiinta, culumada, ururada dhalinyarada, ururada haweenka, aqoonyahanada, saraakiisha, & dhamaan bulshada qeybaheeda kala duwan ee qomiyadda mudulood. Waxay jawaab cad ka sugeysaa belaha kor ku xusan somalida kale waxaan lenahay casimad madidanin Lakin wacasimad degan laguma qaato xaquuq dadgaar ah na laguma dafiro ee yaan dowlad nimada oon wada leenahay lagu dheelin,, dadkana yan lakala dirin intaas waxaa dheer shirar looga arinsanaayo oo degdeg ah in leyskugu yimaado. Wabilaahi towfiiq