Dagaal aad u culus iyo weeraro dhowr jiho ay Soo qaadeen Jabhada Oromada dhul boobka iyo barakicinta ku heyso shacakba soomaaliyeed ee deegaanada kurfo iyo danbi.ayaa ka socda
Wararku waxay sheegayaan in oromo soomaali ku duushay kuwaa oo ka kala yimif deegaano kala duwan waxaana ku jiro kuwo muraad horry ugu ahaa dowlada Ethiopia haatanse dhul doon ah kuwoodii k1qiyaasti goobaha dirirtu ka so co to a ya a u jirto masaafo aha a 15 km Xarunta Maroodiyaasha Ee Gobalka Faafan.
Dagaalkaan ay socda inkabadan saacad
Tirada Ciidakaanka ku soo duulay deegaanka Soomaalida ayaa Gaaraya 3 kun. Oromo ah..
dgaalyahana Soomaalida ayaa ku sii Qul quleeya jiida hore si Ay u badbaadiyaan
Sideed boqol oo wiil ay iskuweer ka heeyso
Oromada. Kuwaa shir ku lahaay. Kurfa.