Guddiga Doorashada Jubbaland oo shaaciyay Doorashada 14 kursi ay qabanayaan

0
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa goordhaw shaaciyay qabashada doorashada 14 kursi oo kamid noqonaya kuraasta golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka. Qoraal...

Full video Xiriirka Somaliyeed ee kubada cagta oo ka hadlay khilaafka soo kala dhexgalay ...

0
Xiriirka Somaliyeed ee kubada cagta oo ka hadlay khilaafka soo kala dhexgalay Kulan balaran oo ay iskuugu yimaadeen gudomiyayeyaasha 15 ka mid ah 24ka kooxood...

Al Shabaab oo gubtay Saldhigii booliiska Matabaan kadibna isaga baxday Degmadaasi

0
Wararka ka imaanaya degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaalyahanada Al Shabaab ee saacado kahor la wareegay gacan ku heynta degmadaasi si...

Soomaaliya oo ka qeyb galeysa shirka dalalka Jaamacada Carabta

0
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cabdi Axmed Qaasim ayaa goor dhow gaaray magaalada Beyruut ee dalka Lubnaan, halkaasi oo si diiran...

Golaha Wakiilada Somaliland oo gacamaha isula tagay

0
Waxaa Maanta gacan ka hadal iyo buuq uu dhexmaray Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, kuwaas oo u kala safnaa Muxaafid iyo Mucaarae. Buuqa iyo...

Xiisad dhinaca dhaqaalaha ah oo ka taagan Garoonka Diyaaradaha Beledweyne

0
Waxaa Maanta xiran qeybta Tarminalka cusub ee garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Beledweyne ee  Xarunta Gobolka Hiiraan sababo la xiriira dhinaca dhaqaalaha ah. Wararka la...

Guddi loo saaray kufsi & dil Gabar yar loogu geystay degaanka Janaale

0
Maamulka degaanka Janaale ee hoostaga Magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay guddi baaritaan u saareen dhacdo kufsi iyo dil ah oo...

Ciidamada Itoobiya oo dagaal ku qabsaday Wado Muhiim ah oo isku xirta Waldiya iyo...

0
Ciidamada federaalka Itoobiya oo dagaal qaraar la galay xoogaga TPLF ayaa la wareegay magaalooyin muhiim ah oo horey gacanta ugu hayeen TPLF, waxa ayna...

Wasiir sheegay in Ciidamada dowladu shacabka Muqdisho lacago bad ah ka qaataan

0
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Dowlada Soomaaliya Cumar Cali Rooble ayaa sheegay in ciidamada dowlada ee ku sugan koontaroolada kuyaala magaalada Muqdisho lacago baad...

Full VIDEO Qoysas abaartu Dad iyo duunyo ka dhameysay oo gaaray Duleydka Muqdisho

0
Barakacayaal mudo sidii ay Muqdisho ku soo gaari lahaayeen jidka ugu soo jirey ayaa ugu danbeyntii dhib iyo rafaad ka dib yimid deegaanka weydow...