Home Afsomali Qaabkee ayuu ninka Cabsani u dilay wariye Saciid Yuusuf Cali

Qaabkee ayuu ninka Cabsani u dilay wariye Saciid Yuusuf Cali

wariye Saciid Yuusuf Cali oo caawa lagu dilay magaalda Muqadisho.

Alla yaraxma wariye Saciid yuusuf Cali oo caawa lagu dilay xaafada sey biyaano ee Magaalada Muqdisho.

Wariyaha ayaa nin la sheegaay in uu cabsanaa tooreey ku dilay Xili uu kala celinayey ninka dilay iyo xaaskiisii oo is heystay  Naxariistii jano ka waraabiyo.

Ninka dilka ugeystay ayaa haatan Laamaha Amaanka gacanta kuso dhigay halka shaqsi kale haween ah lagu raad joogo.

Waxaa ku geeriyoodey isbitaalka Madiina wariye siciid Yuusuf Cali oo ka hawl gali jirey Kalsan Tv wariye siciid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.