Taariikhda Beesha Habar-Jeclo oo ah Beesha ugu ballaadhan Somali gaar ahaan Beelaha dega Somaliland
Qowmiyada Habar Jeclo oo ah qowmiyada ugu badan qowmiyaddaha somalida ga ahaan kudegan Somaliland ayaa ah beesha keliya ee Somaliland meelmarinkarta ama wax yeeli karta, beeshan oo ah beesha ugu taariikhda fog Somaliland ayaa lagu yaqaanaa hal adayg iyo geesinimo ay dheeryihiin Beelaha kale ee Soomaalida gaar ahaan kuwa degan Somaliland.
Taarikheed Fogee qomiyada Habar Jeclo in kastoo aan la soo koobi Karin waxaa ka mid ku wan hoos ku qoran.
1-Beesha Habar-Jeclo waa beeshii ugu horaysay ee Somali ah ee yeelata Boqortooyo taas oo ahayd boqor tooyadii Dogma oo ka talinaysay in ta badan Waqooyiga iyo bariga Somaliland taas oo daciiftay markii ay yimaadeen boqor tooyadii cismaaniyiinta, waana qoomiyadii lahayd laba hogaaamiye oo lahaa goobo ay cashuurta ku qaadaan waxayna kala ahaayeen INDHA AARE OO DEKEDDA CUNQOR ALAABTA KASOO DEGTA CASHUURA IYO BULAALE BAAR JEEX OO MIRIYE FADHIYEY CASHUURI JIRAY SAFARADA BERBERA KU SOCDA IYO KUWA KAYIMAADA.
2- Waa qabiil ka keliya ee Somali ah ee ka diiwaan kashan taariikhda aduunka oo aad ka helayso bookta laga qoray taariikhda aduunka gaar ahaan Bariga Africa
3- Waa qowmiyada ugu shacabka badan Somali gaar ahaan Somaliland waxa ay degaan Somaliland, Kiliilka Shanaad, Kenya,Jabuti Koonfurta Somalia, Yemen oo ay dagaanqabiilo badan oo Habar-Jeclo ah. Somaliland waxay ka degaan gobolada, Sanaag, Sool, Saraar, Xaysimo, Saaxil,Buuhoodle, Togdheer, iyo weliba xeebta ugu dheer somalilan 500 km waana inta u dhaxaysa berbera illaa xiis inta labadaa waa berbera iyo xiise waxaa kuyaala 32 dekadood oo marka loo baahdo shixnad laga soo dejiyo lagana dhoofiyo bulsho ahaan waa dadka ugu badan Waxayna degaan boqolkiiba 60% dhulka Somaliland.
4;mustacmarkii ingiriisku markuu kiiniya xukumayey waxa dhacday in uu dadkii madoobaa uu cashuur kusoorogay kuna amray inay ku lebistaan shaadh aan kaladh lahayn xiligaas oo qabaa’ilka isaaqu uu ka koobanyahay tirobadan dad ahi ay ka joogtay kiiniya ayna shir usugu yimaadeen iyagoo katashanaya amarka uu ingiriisku uu duldhigay dadka madaw oo kala ahaa cashuur dheeraad ah oo laga qaado iyo shaadh aan kaladh lahayn inay soo xidhaan go-aankii shirka waxaa kasoo baxay in xafiiska ingiriiska la tago loona sheego inaanay mara aqbalayn go-aanka ingiriisku duldhigay laguna sababeeyo inaanay iyagu cabiid ama bidood ahayn ingiriiska Somaliland haystaana aanu iyaga saa ula macaamilin oo iyagu aanay afrikaanka laxeer ahayn
Waxaa dhacday subixii loo ballansanaa xafiiska in beesha Habar-Jeclo oo keliyihi xafiiskii tagtay beelihii kalana ay baqeen oo ku dhici waayeen inay wixii lagu balansanaa xafiiska ka sheegan oo ay dhuunteen.
Nasiib wanaag beeshii habarjeclo markay qolyihii kale waayeen keligoo ayaa galay Go’aankii laqaatayna Meeshii kasheega geesi illaahay Maxilo habar-jeclo belaayo mahelin arinkii ay latageena waa laga aqbalay shaadhkii bilaa kaladhka ahaa iyo cashuurtiiba way ka badbaadeen.
Waxayna halkii ka tiriyeen gabay laqanyo geeraar ah oo ay ku dhaliilayaan Walaalahoodii baqay ee hawsha kaga baxay waana gabay caana oo inta afsoomaliga ku hadashaaba maqashay.fulaw guuli kuu dhawaydaa.
Maxamed Nuur Fadal
Nin naftiisa biime u geshiyo bohol xun mooyaane
Bawdada nimay kaga dhacdiyo boqonta mooyaane
Gobannimo bilaash looma helo ban iska taaltaale
Markuu gaalku buugiis ku dhigay sida biddood qaata
Ee dhalashadiinnii bedela baarranku ahaaday
Ee talada sidii ceel bir-qoda bawda laga saaray
Ee ficilka baas iyo hawadu nala buraanleysey
Abidkood dagaal kama baqaan Baha Xabuusheede
Barna lama u hadhin reer tolkay baasihii dhacaye
Billaahi iyo wacadkiina waa buuxiyeen shalaye
Ka badbaadney oo Eebahay nama belaayeyne
In yar oo dhankaa bari degtiyo boqol nin mooyane
Allaylehe burgaa yeelateen baha Magaadloow’e
Ballankii Allaa nagu furteen waadna baqateene
Buruud jabae karin boodhleh baad nagu bannayseene
Boog baad ku noqoteen Isaaq beerka kaga talle
Markay baaxadsooraha gashaad naga boqoosheene
Badnaantiini iyo xoolihii biidna tari waaye
Markay berisamaadkiyo ahayd baanisaha tooxan
Booxaalligii baa na hodey budhadhki dheeraaye
Mar haddii dagaal loo ballamo belona qiiqayso
Inaydnaan wax nagu biirinayn waa hal noo baxaye
Rag waa baro Rabbina Waa U Bal Reeb beliyo khayrkeede
Wax bakhtiyey badduba waa tuftaa baaxaddaa lihiye
Ha ka baxo biyaha reer Isaaq badhax ku sheegyaa
Ha ka baxo buluushtiyo Garruhu biidna yay tarine
Ha ka baxo dar badanbaa ku jiroon kuba bannaanayne
Ha ka baxo in Bini-Haashimoo baaqiyaa hadhiye
5: Waa reer kii aasaasay halgankii daraawiish oo ay ku lahayd hogaamiyayaashii ugu badnaa, iyo ciidankii ugu badnaa, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen, hogaamiye pro Xaaji Suudi shabeelo oo darawiish uqaabilsanaa arimaha gudaha oo ingriisku ku xukumay 250000 Rubi lguna dilay taleex, Sheakh maxamed darwiish oo ah nin kii bixiyey magaca daraawiish, markii daraawiish la jebiyey na u carary Ethiopia, Cabdi buqon, Cali Aroos cabdalle, Ina Shixire oo daraawiish u qaabil sanaa arimaha debeda.Wa bulsho horseed ka ahayd halganki lagu la dagaalamay gumeysigi ingiriska darawiish ka bacdi habar jeclo waxay go aamisay in gumaystaha laga saaro dhulka somalidu degto waxay hormood ka ahayd halgankii Faarax Oomaar, Halgankii sheakh bashiir, oo labafoodaba ay dileen ingiriska labadaa nin oo taaloyin iyo iskuulo loogu magac daray kulahaa gebi ahaamba goboladii soomaaliya laysku odhan jiray. iyo xisbiyadii wadanka ka saaray gumaystihii ingriiska, oo ay hogaaminyaa, Dube cali yare, Axmed keyse, Mechile maryamo Cali, Maxamed faarax,Axmed Ismaaciil Dukhsi6-
Mechil iyo axmed layse waxay ahaayeen labadii siyaasi ee ay wada socdeen labada madax dhaqameed ee garaad cali iyo sildaankii ciida gale ee ingiriiska xoriyada kaga soo saxeexday landon.waana qowmiyadd ugu horaysay Somali ee difaacda ciida somalilda iyo Somaliland.
6:Waa beeshii ingriisku ku wareejiyey dowlad nimada Somaliland
Xarunta somalilaand ingiriisku ka xukumaa waxay ahayd hargaysa waxaanu ingiriisku xaruntii iyo dawlad nimadiiba ku wareejiyey cismaan indhoole oo H.jeclo ahaa
7;Qowmiyada Habar Jeclo waa qowmiyada uu ka dhashay abihii affka soomaliga pro muuse galaal waxay kaloo lahayd garyaqaanki inta aff somaliga ku hadashaa ay taqaanay garta ina sanwaynaa loo gaysan jiray waa beesha leh abwaanada iyo hal abuurka ugu badan Somali iyaga iyo beesha absame ee daarood. waxaana ka dhashay in ka badan 800 Abwaano,Hal-abuuro Iyo Fanaanin Kuwaas Qayb libaax ka qaatay halganadii kala duwanaa ee somalidu soo martay gaar ahaan ku wii loo soomaray Somaliland, waxaa ka mid ahaa,Salaan CarrabeyMaxamed N. FadalAbdi Fadal,M C C GammuuteMax’ud Jama Daallin, Max’d C. Fadal,Qaaje Gurey, Axmed Koore Jaan,Kite Fiqi,Ciise Demesh,Dirir Warsame,Xasan Gabay,Abyan M Cawad, Abyan Warsame Caateye ,JuguxNuur Dheere, Cali Abaar,.
M.saleban weled:.
Xaaji baabuur.:
Xaleef:
Caadleef,Faarax Laanjeer,Dubbad Xiirey,Cabdillahi Hinnig,Abokor Awad Beyle,Seed CawadXasan, Cilmi SeedJaamac Gacmadheere,
Guniyo baar eeg:
Gun dhidin: iyo abwaanka ugu caansan inta afsoomaliga ku hadasha MAXED IBRAAHIN WARSAME (HADRAAWI)
8;Qowmiyada habar jeclo waa qabiilka kaliya ee xayla salasihii Ethiopia kala dardaarmay dadkiisa mar kuu kala hadlayey qabiilada somalida isaga oo sheegay in habar jeclo tahay qabiilka keliya ee Somali ugu aday isagoo oo sheegay in uu sahamiya ingriis ahi u sheegay xayla salaase aabohii 1885 mar uu sahamiye ingriis ahi wa ka qoray qabiilada somalida.
9-waa qoomiyadii aasaastay ururkii S N M iyada oo uu fikirkeeda lahaa madaxwayne ku xigeenkii labaad ee dawladii kacaanka :ISMAACIIL CALI ABOKOR.
10:waana beeshii s n m ku dhawaaqday wuxuuna ahaa axmed ismacil dukhsi.
Halka sarkaalkii ugu horeeyey ee hawlgal ku dhintaa uu ahaa XASAN SALEEBAAN WAYNE OO isna ka shoojeeday beesha habarjeclo.
Waa qoomiyada sideedii nin ee reer shiikhsixaaq ee siyaad bare dilka ku xukumay afar kamid ahi ay kasoo jeedeen
1:co ismaciil cali aboko
2:co axmed maxed Halac
3:co jaamac galaal
4: eng.:ina timir
Waan qoomiyada 11kow iyo tobankii birjeex ina askar kala baxay shan kamidihi kasoo jeedeem beesha h jeclo.
Waana qoomiyada
dowladii siyaad bare jebisay iyaga oo ka qabsaday hubkii ugu badnaa ,
Waana qoomiyadii jiidii dagaal ee gu dheerayd iyo fadhiisimadii ciidan mudadii dagaalkii dalka lagi xoraynayey ee siyaad bare
1:koobaad warcibraan talis
2:coodanle fadhiisin cidan
3:kalcas fadhiisin ciidan
4:balaadhis fadhisin cidan
5:cadaad fadhisin ciidan
6;ceel afwayn gadhisin C
11:labaatanka degmo ayay soomalilaand ka koobnayd dawladii siyaad bare degmooyinka beesha isaaq gaarka u lahaayeen ee dawladii faqashta lagula dagaalmay degmadii ugu horaysay ee xorawda ee faqashta lagasaaray waxay ahayd degmada ceel afwayn oo beesha habarjeclo leedahay
waa beesh ugu saraakiisha badnayd beelaha isaaq,
01.muj.jen.is/cill cali abokor
02.muj.col.axmed maxed halac
03.Muj.Col .Adan Saaleeban “Ma’Gubte”
04.Muj. col.Ibraahin Jaamac Dhiif “Hayliqin”
05.Muj.Col Xasan Saleebaan Weyne
06.Muj col.. Maxamed Axmed Gutaale
07.Muj.Col Muuse Xasan Dhunkaal “Muuse bidaar”
09.Muj.Col Maxamed Kaahin Axmed
10:muj.col maxamud muuse cabdi (cagjar)
11:muj.col cabdi siciid muuse
12:aadan muuse jibriil
13:muj col c/racmaan xasan bede
14:; muj.col.janan bi-iye
15:muj.col.mataan mahdi beeli eeday
16 muj,col.cabdale
17 muj.col.cisman maxed nuur (afdhilo )
18;muj.col qaadiro maxed nuur
19:muj.col c/laahi cali suufi
20:muj.col maxud allaale
21:muj.col.maxed cali timir
22:muj.col cilmo maxed cabdi (cilmi faqash)
23muj sarkaal caliimo dhegala
24:muj.col c/laahi kumbisho
25:muj.sarkal arab ileey
26:.Muj. Gen. Xasan Cali Abokor
027.Muj. Gen. Carab Ducaale Cilmi
28.Muj. Col. Ismaaciil Aadan Filinje
29:Muj. Col. Cabdiraxmaan Maxamed Case
30.Muj. Col. Jaamac
Doolaal
31:muj.col.muuse buurdhaab
32:muj.col.cismaan dacas.
33:muj.col.maxed cali daad
34:muj.col.cabdi cali faarax
35:muj:cor cabdilaahi mulac.
36:muj.col.maxud axmed cali (afqalooc)
37:muj.col.jaamac digaale
38:muj:col.xasan madoobe.
39:muj.col.salaad is/ciil cabdule (faanbugaax)
40:muj.col.cali xuunsho
41:Muj.col. Axmed Xuseen Warsame “Maloosh”
42:muj.col.yuusuf cali madoobe
43muj.col.faarax iffiso.
43:muj:maxamud muuse faroole
44:muj.sarkal.faysal cabdi bootaan.
45:muj:sarkaal cali hure dirir
45.Muj. Abokor Cabdi Xaalays
46.Muj.abw Maxamuud Weled-Baas .
47;muj.Abwaan muuae caabi
47:Muj. Maxamuud Ismaaciil Cali “Waraabe-Cade”
48:Muj.pro. Hure
49:Muj. Cismaan Xuseen Abokor
50:muj: sarkal,cali karkar
51:muj.dr.cali axmed carab (cali dhegay)
52;muj:siigo cir
53:muj:labiyo luqun
54:muj;yuusuf caqaar
55.muj siyaasi.axed maxed maxamud (siilaanyo
56:muj.siyasi.axmed ismacil dikhsi
57.muj.siyasi.c/laahi maxed x.ducale.
58:muj.siyaasi.saleeban maxud adan
59:muj.siyasi.tuke
60:muj.abwn:maxed ibraahin warsame (hadraawi)
61:muj.abwn.aadan yarabi .(tuug tarabi)
62;muj.abwn.saleebaan weled baas
Afrikaanka iyo jaynahaa aradka buux dhaafshey..
Ama dawladaha aarmiga lehee layska eegaayo.
Ingiriis kulay tahay majiro nin igu aadaaye..
Waxan ahay irdaha reer isaaq oosha ugu Wayne..
Asala waxan kasii ahay nimaan la asaraarayne..
Halkaan kaga arooraana waa ehelu beydkiiye..
Abidkii ninkaan rag iska celin erayna soo jeedin..
Aan aabihii talin hadii laga amaan waayo..
Ay edebsan waayaan rag waa la layska urursheeye.
Anigaan islaanimo ka tegin eedna ku hadlaynin.
Libintayda awdalan hadaan oogta ka cadeeyo.
Oo aan sidii shiikh adimay sare u eedaamo
Ma waxbaan idiin dhimay nimaan ahay hadaan sheegto.
Adis ababa eeriyada xamar awdal iyo saylac.
Soomaali idilkeed hadii laysu soo urursho.
Afku maalintuu duulo ee laysu O’Day sheegto.
Hadii la abtirsado waxanu nahay geed Labka isaaqe.
Dadka waxa ilaahay khalqiyo uumiyaha jooga.
Gaal iyo islaam waa yaqaan nimanka oogyaale.
Inta geesi eebale ka kacay waydin aragteene.
Oraal masoo koobi karo odayadoodiiye.
Halku shiikh bashiir ku abtirsado iyo oogadaan ahaye.
Wuxu faarax oomaar ahaa umu xabuusheedo.
Axmed keyse iyo ina carbuun waa adeeradaye.
Ina shixiri iyo maykalbaan ehel wadaagnaaye.
Ina fadal abwaankii salaan umaradii reerka.
Macalinkii afsoomaaligee ururshey suugaanta.
Ababshii dhalaankiyo ninkii alif ba, soo saaray.
Edhikeyshinkaba waxan lahaa aabihii qoray..
Ma ogtahay galaal cidu ahaa waa astaan qarane.
Sayidkii daraawiish ulee olole soo qaaday.
Amxaarkiyo talyaaniba ninkii kaga ihii siiyey..
Ingiriis dagaalkii markuu kaga adkaan waayey..
Goortuu islaamkii dhacee umaradii laayey..
Nimankii eryadaybaan ahaa eygi reer xamare..
Ragii iimay kagaso hadhaan aakhirkii ahaye.
Afweynena ma dhicin jeer kursiga laygu aminaye.