Home Afsomali Qabuurihii hore ee Gaalkacyo oo ay biyo dhex fadhiyaan iyo wadooyinka oo...

Qabuurihii hore ee Gaalkacyo oo ay biyo dhex fadhiyaan iyo wadooyinka oo xiran

Waa qayb kamid ah xaafadaha waqooyiga Galkacyo oo ay biyo dhex fahiyaan.
Inta badan suuqyada magaalada ayaa xiran, gawaarida ayaan iyana dhex mari karin biyaha fadhiya wadooyinka oo xoogan dartood

Dadka qaar ayaa isku dayaya inay wali ku sugnaadaan guryahooda, iyaga oo dex lugeynaya biyaha.
Guryaha qaar ayay isaga guureen dadkii daganaa, kadib markii biyo xoogan usoo galeen.

Qabuurihii hore ee Gaalkacyo oo ay biyo dhex fadhiyaan – inta badan biyahaan daadka ah ayaa ka soo rogmaday dooxooyinka banaanka ka ah magaalada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.